|
[Jubaland] The sun of freedom ..... |
|
|
|
|
Written by Administrator
|
|
Saturday, 18 May 2013 21:08 |
|

The sun of freedom rose in Jubbaland as it has risen repeatedly for many oppressed people in the history mankind. Freedom fighter, Son of Jubbaland, Ahmed Mohamed Islam has sown what he harvested. After long just struggle for the freedom of his people and country, Ahmed Mohamed Islam was at last sworn as the first president of Jubbaland on may 15th 2013. What a happy and wonderful ending !
|
|
Last Updated on Sunday, 19 May 2013 15:39 |
|
|
Madaxweynaha DDSI oo Hambalyo iyo Bogaadin u Diray Madaxweynaha Jubaland State iyo Shacabweynaha Muujiyay Midnimadooda. |
|
|
|
|
Written by Administrator
|
|
Friday, 17 May 2013 02:08 |
|

Khamiis May 16,2013.madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Mxamuud Cumar ayaa Bogaadiyay sida Midnimada iyo isjacaylka Walaalnimo leh ee ay Shacabweynaha reer Jubaland iyo Gedo ugu muujiyeen Codkooda iyo Rabitaankooda Doorashadii shalay dhacday kuna doorteen Madaxweynaha Dastuuriga ah Mudane Sheekh Axmed Maxamed islaan (Sheekh Axmed Shaboobe).
|
|
War deg deg ah Sheekh Ahmed Madoobe oo loo doortay Madaxweynaha Jubaland State |
|
|
|
|
Written by Administrator
|
|
Wednesday, 15 May 2013 14:33 |
|

War deg deg ah Sheekh Ahmed Madoobe oo loo doortay Madaxweynaha Jubaland State . Doorashadii ayaa soo gaba gaboowday waxaana si rasmi ah codka aqlabiyada u helay Gudoomiyaha Maamulka KMG ah ee Jubboyinka ahna Gudoomiyaha Ciidamada Xaq u dirirka Raaskaambooni Sheekh Ahmed Maxamed Islaam (Ahmed
|
|
War deg deg ah: Doorashada Madaxweynaha Jubaland State oo la guda galay saacadaha soo socda lagu dhawaaqayo |
|
|
|
|
Written by Administrator
|
|
Wednesday, 15 May 2013 12:15 |
|

Wararka naga soo gaaraya goobta shirku ka socda ee Jaamacada Kismaayo ayaa sheegayaan in la guda galay doorashadii Madaxweynaha Jubaland State isla Markaasina lagu dhawaaqi doono Madaxweynaha Saacadaha inagu soo aadaan.
|
|
Last Updated on Wednesday, 15 May 2013 12:26 |
|
Why Somali people in London protested against President Hassan Sheikh Mohamud? |
|
|
|
|
Written by Administrator
|
|
Sunday, 12 May 2013 14:40 |
|

Somali President Hassan Sheikh Mohamud met serious protest by Somali community in London against his policy, when he went to attend the second Somali Conference hosted by British Prime Minister David Cameron on May 7, 2013. This is the first time that a Somali president’s policy was opposed by many Somali communities representing different regions from North, Awdal state to the South, Jubbaland States over the creation of the federal states based on the constitution.
|
|
Allah Ha U Naxariste Abwaan cabdulahi Dhoodaan oo Aas Qaran Oo Loogu Sameyey Magaalada Jig Jiga |
|
|
|
|
Written by Administrator
|
|
Tuesday, 30 April 2013 02:53 |
|

Allaha u Naxariistee waxaa Magaalada Jigjiga ee Caasimada dowladda deegaanka Somalida ee dalka Ethiopia Maanta galinkii danbe lagu aasay Abwaaankii Abwaanada Soomaaliyeed C/laahi Macalin Dhoodaan, waxaana ka qayb galay aaska Abwaanka Madaxwaynaha dowladda deegaanka Somalida Ethiopia Mudane Cabdi Maxamuud Cumar, wasiirka Arimaha Bulshada DFI Mudane C/fataax sheekh C/laahi,Odoyaal Dhaqameedka,Cuumaaudiinka,Shaqaalaha Dawlada, Wafti ka socday Somaliland Jabuti Soomaaliya, Kenya, iyo Abwaaniin Soomaaliyeed oo Caan ah.
|
|
Last Updated on Tuesday, 30 April 2013 03:08 |
|
Tacsi: Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajucuun |
|
|
|
|
Written by Administrator
|
|
Friday, 26 April 2013 12:52 |
|

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajucuun إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعونَ كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ثُمَّ إِلَيْنَا تُرْجَعُونَ . Waxaa maanta oo bisha April tahay 26, 2013 geeriyooday Allah ha unaxariistee abwaankii caanka ahaa ee Soomaaliyeed ahaana abwaankii abwaanada Allah u naxriistee Cabdullaahi Macalin Axmed(Dhoodaan) oo sida wararka naau ku helayno maalmihii udambeeyay xanuunsanaa. Abwaanka ayaa ku dhashay Gobalka Wardheer ee Ogaadeeniya, sannadkii 1941, Ogaal Radio waxaan Tacsi u diraynaa guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay abwaanka magaca weyn lahaa, gaar ahaan waxaan tacsi u diraynaa ehelkii, asxaabtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Abwaan Cabdullaahi Dhoodaan samir iyo iimaan Allah ha ka siiyo marxuumkana Janadii Fardowsa Allah ka waraabiyo Amiin Amiin Amiin.
|
|
Last Updated on Friday, 26 April 2013 12:56 |
|
Dib udhac kuyimid doorashadii madaxweynaha Jubbaland |
|
|
|
|
Written by Administrator
|
|
Wednesday, 10 April 2013 14:00 |
|

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in doorashadii madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland ay dib u dhacday kadib markii ay muhiimnoqotay in la kala sooco ergooyinka ku sugan hoolka Jaamacada Kismaayo.Sida dastuurka ku qeexan 540 ergo oo kaliya ayaa ka qeyb gali kara doorashada madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaana hoolka shirweynaha kusugan ergo ku dhow 900.
|
|
Sir Culus: Xasan Sheikh Maxamuud Culusow ayaa u qoray Hay'ada Sirdoonka Dalka Qatar |
|
|
|
|
Written by Administrator
|
|
Sunday, 07 April 2013 16:14 |
|

Warqadii Jawaabta Aheyd Ee Uu U Qoray Xasan Sheikh Hay'ada Sirdoonka Dalka Qatar Isagoo Kala Tashanayo Ninka Ay Doonayaan In Loo Dhiibayo Hay'ada Sirdoonka Somaliya , Taasina Daliil Waxa Ay U Tahay In Iscasilaadii Madaxa Nabad Sugida Somaliya Ay Ka Danbeysey Dowlada Qatar .
|
|
Bayaan garabgal iyo taageero ah: Beel weynta Kuumade ee Gobollada Prairies iyo Waqooyiga ee Kanada. |
|
|
|
|
Written by Administrator
|
|
Saturday, 06 April 2013 03:37 |
|

April 3, 2013
Sida aad ka warqabtaan, waxaa muddo dheer ka socday magaalo madaxda gobolka Jubbada Hoose ee Kismaayo shirweyne balaadhan oo ay dadka degaankaa ku dhaqani ayaahooda kaga tashanayaan. Guulo muhiim ah ayuu shirkaasi gaadhay, guulahaa oo ay ugu sii muhiimsanayeen iska caabbin ay madaxda shirku iska caabbiyeen weeraro badan oo dhinacyo kala duwan kaga imanayey. Weeraradaa hadafkooda gurracani wuxuu ahaa dibindaabyo iyo turunturrayn lid ku ah shacabka Jubbooyinka iyo Gedo. Waxaa la wada og yahay in shirweynaha Kismaayo ka socda ay dagaal cad kusoo qaadday dawladda dhexe ee fadhigoodu yahay Xamar iyada oo ay madaxweynaha, Xasan Sheekh, iyo wasiirka koowaadi, Saacid Shirdoon, horboodayaan weerarkaa xun ee xaqdarrada ah.
|
|
Muqdisho Ma noqon kartaa Caasummadii Ummadda Soomaaliyeed mise ? |
|
|
|
|
Written by Administrator
|
|
Thursday, 04 April 2013 10:43 |
|

Caasimadii Soomaaliya ee Muqdisho, marka aad akhriso qoraalkan hoos ku qoran ma oran karnaa in ay tahay Caasimad Soomaaliyeed oo Umadda Soomaliyeed ka dhaxeysa, mise waxaad u aqoosan doontaa Caasimad Beeleed oo ay ka taliyaan Beelo gaar ah.? Cajiib!!
|
|
Last Updated on Thursday, 04 April 2013 10:52 |
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
|
|
Page 1 of 11 |