Shirki Maamul usameynta Jubboyinka oo furmay PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Thursday, 28 February 2013 14:04

Shirka Maamul usameynta Gobalada Jubboyinka oo Furmay, iyadoo intii badneyd Ergooyinka ka qeyb galaya shirka ay xaadir ku yihiin Madaasha Shirka,Wali wax qudbada ah lagama jeedinin laakiin daqiiqadaha soo socda ayuu bilaabanayaa. Dhanka kale Maanta Magaalada Dhoobley waxaa ka yimid Suldaan Cabduulaahi Cali Sonkor, Cumar Xuseen Colhaye, Xayi Barkhadle iyo Cali Dheere, maanta waa maalin taariikhi ah isla markaasina ay si weyn u sugayeen Bulshooyinka ku dhaqan Gobalada Jubboyinka iyo Gedo.


 

Last Updated on Thursday, 28 February 2013 14:43
 

Comments  

 
0 #2 RE: Shirki Maamul usameynta Jubboyinka oo furmay Khaatumo 2013-02-28 21:18
waxaa ka shaqaynaya qilaafkan hawiye iyo majeerteen,dhin ac waa hawiye oo waa waxcad,dhinacna waa Majeerteen waa midqarsoon,waa Ogaadeen iyo mareexaan yey san israacin.mareexan dhexdiisa ayuusan heshiis ahayn ,Laakiin mayaqaanaan dabamaryo,marex an waa kula dhimanayaa oowaa laysku halayn karaa.majertense markii ay timaado in lugu biyo keeno waa kaaga baxayaa waliba wuxuu raacayaa cadawgaagii oo uu iskasasabayaa. MJ ujeedaduse 4sano oosoo socota. Majeerteen muu raboinOgaden iyo Marexan ku heshiiyaan Juppaland haddii ayisraacaan ayagaa utalinaaya wadanka oo majeerteen ma helaayo inuu asagu horbodo darod.war yaanlaysku kiin dirin Jubooyinku yey dhexda ka bixin sababtoo ah waxaa cadaw ku ah meeshaas dad badan.Marexan ayagoo dadkoodii soo qancinaya ayaa been laga sheegay oo cudo lageliyey.Dadkaa shirka ka soo qayb galay oo ah dadka ladega Darodka ayaga hoos ayey ka qoslayaan sababtoo ah waa og yihiin hadii dagaal dhaco in meesha aygu uharayaan.
Quote | Report to administrator
 
 
+2 #1 RE: Shirki Maamul usameynta Jubboyinka oo furmay hassan 2013-02-28 18:50
asc
hambalyo shirka mamul u sameynta jubooyinka waxana ilah ka baryeynaa in ilah ku guuleyo dadka deganka juboyinku in ay ayahoda ka tashtan ayna ka soo doogan dhibatadii 22 sano ee dagaladii sokeeye guul guul guul
amin ya allah
Quote | Report to administrator
 

Add comment


Security code
Refresh