| Xuska Xasuuqii ugu horeeyey ee ka dhacay Soomaliy January 1991 |
|
|
|
| Written by Administrator |
| Saturday, 09 February 2013 12:28 |
|
Xuska Xasuuqii ugu horeeyey ee ka dhacay Soomaliy January 1991 ee magaaladda Muqdisho, xasuuqii Xeryaha qaxootiga ee Gobolka Hiiraan, xasuuqii ka magaalada Gaalkacayo Feb 28 1991 iyo xasuuqii ka Gobolada waqooyi 1991, Xasuuqyadan oo ahaa kuwii ugu xumaa ee abid soo mara Taariikhda Soomaalida, Idaacada Ogaal Radio Xuska xasuustan uguma tala gelin mid lagu kala geynayo shacbka Soomaaliyeed, mana aha mid lagu hurinayo colaad, mana aha mid laga leeyahay ujeedo gaar ah, ee waa mid lagu xasuusanayo shacabkii Soomaaliyeed ee xasuuqa loo geystay iyo dadkii ay ka tageen oo deris la ah xanuun abid ah, iyo in aan falkan oo kale mar kale dib ugu soo noqon mujtamaceena waxna aan ka barano. Hadii aad tahay dhibane u taagnaa maalinkaas, ama aad tahay dadkii ay tooska ay u saameysay nala qaybso fikirkaaga kana qayb qaado xuska Xasuuqii 1991 oo nagala soo xadhiidh This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it |


















Comments
Xuskaand aad billowdeen waa mid taariikhi ah una baahan in aad loo maalgeliyo lana balaariyo dibna loo urruriyo wixii dacay iyo ciddii kadambeeysey. Sida ay taariikhdu qoreyso wuxuu ahaa xasuuq laqorsheeyey oo laga baaraan degey sidaa darteed waa in dadkii kadambeeyey la maxkamadeeyaa. Waxaa kaloo ila quman in demiilayaasha magacyadooda la baahiyaa iyo wixii ay sameeyeen si dadka iyo addunkaba ugu caddato. Waa in taalooyin lagu xusuusto la sameeyaa, maalin laxusana la qariraa Januaury 28 taasoo laga xuso dhamman Soomaaliya iyo Aduunka.
Abdi
somaliay gaar ahaan magaaldii aan ku dhashay ee buulobarde waxay ahayd tariikh
aan in badan ka xasuusto waxa lama ilaawaan aha oo ahayd in aniagaa qiyaastii aha 8jir ama 9jir ayaa aabahay oo ahaa ciidamadii 1977 ku soo dhaawacmay dagaalkii 77kii iyo eeda day oo ahayd ganacsato degan magaaldaas buulobarde in lagu dilay aniag hortay
aydoo loo dilaayaa magac qabiil inuu ahaa qabiilka daarood ama ogaadeen
marka barnaamijka waxaan jeclahay inaan qaybta aan ku leeyahay inaan ka muuqdo ayaan balan qaadayn hiil iyo hooba
RSS feed for comments to this post