Dooda side u aragtaa iskaashiga, Garowe, Gaarisa, Jig Jiga iyo Kismaayo PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Monday, 28 January 2013 21:18

Kulankaan ayaa waxaa lagu falanqeyn doona sare u qaadida ganacsiga, horumarinta 4-gobol, isku xirka shacabka iyo mataaneynta Gaarisa, Garoowe, Jigijiga iyo Kismaayo.

Hadaba doodeena caawa ayaa waxay ku saleysan tahay side ayaad u aragtaan Iskaashiga 4 gobol Gaarisa , Garowe , Jig Jiga iyo Kismaayo

 

Comments  

 
+1 #1 mrhasan 2013-02-04 05:37
asc,salan guud radiyaha Ogaal & dhaman weriyasha dadihiya inta dabaded
waxan qabaa in ay arintan iskashiga degamada kililka shanad ee federlka Ethiopia,northe rn eastern federal district garissa of kenya,kismayo,j ubbaland,jfs, Garowe,puntland ,jfs waa bilowga cusub ee somaliweyn raadinteedii oo fududatey madama magaloyinka waaweyn la mataaneynayo ayna sameynayan marin ganacsi oo isku furan kas oo keenayan horumar ganacsi oo baxad leh ayna ka wada faaideysanayn dhaman dadka degamada oo dhan kana kooban inta badan somalida aad & aad ban u soo dhaweyneynaa waxna leenahay guuleysta horeyna u wada umadda qarniyada nabad galyo daro dugal lahaa waxan rajeynaya in ay ka soo doogan oo higsadan rajo wanagsan oo yiddiilo.. wixi fikirkeda lahana duco & amanba wey mudan & intii ku raacdeyba...wana wado cusub oo ad u furteen shacabkiina...masha allah ban leenahay...halka ka soo wada..
Quote | Report to administrator
 

Add comment


Security code
Refresh