| Xildhibaan Yusuf Xasan oo ku soo laabtay Nairobi Kana Codsaday Shacabka Soomaaliyeed in ay codeeyaan |
|
|
|
| Written by Administrator |
| Thursday, 17 January 2013 13:40 |
|
Xildhibaan Yusuf Xasan oo ku soo laabtay Magaalada Nairobi uguna baaqay shacabka Soomaaliyeed iyo ganacsatada Islii in ay isugu soo baxaan doorashada berito Khamiis ah isla Markaasina ay codeeyaan oo uusan codkoodu limin kana muuqdaan codeynta. ">ttp://www.youtube.com/watch?v=DoOqRxObInY
|
















