| Xuska Xasuuqii January 28, 1991 oo ahaa kii ugu xumaa ee abid ka dhaca Soomaaliya. |
|
|
|
| Written by Administrator |
| Sunday, 06 January 2013 02:04 |
|
Ogaal Radio ayaa bilowday Xuskii ugu horeeyey ee Xasuuqii ka dhacay January 28, 1991 magaaladda Muqdisho, Gobolka Hiiraan, magaalada Gaalkacayo iyo Gobolada waqooyi oo ahaa kii ugu xumaa ee abid soo mara Taariikhda Soomaalida, Idaacada Ogaal Radio xasuustan uguma tala gelin mid lagu kala geynayo shacbka Soomaaliyeed, mana aha mid lagu hurinayo colaad, mana aha mid laga leeyahay ujeedo gaar ah ee waa mid lagu xasuusanayo shacabkii Soomaaliyeed ee xasuuqa loo geystay iyo dadkii ay ka tageen oo deris la ah xanuun abid ah, iyo in aan falkan oo kale mar kale ku soo noqon mujtamaceena waxna aan ka barano. Hadii aad tahay dhibane u taagnaa maalinkaas, ama aad tahay dadkii ay tooska u saameysay nala qaybso fikirkaaga kana qayb qaado xuska oo nagala soo xadhiidh This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it '; document.write( '' ); document.write( addy_text59966 ); document.write( '<\/a>' ); //--> This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
|
| Last Updated on Sunday, 06 January 2013 02:10 |
















Comments
RSS feed for comments to this post