| Maxamed Xasan Xaad Jubooyinka waxaa qas ka wada Kililka 5aad, NFD iyo Puntiland |
|
|
|
| Written by Administrator |
| Friday, 04 January 2013 04:26 |
|
Gudoomiyaha Odeyaasha Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad oo ka hadlay arimaha Kismaayo iyo Maamul usameyntooda ayaa sheegay in Magaalada Kismaayo ay iyagu u yaqaanaan meel aan cid gooni ah sheegan karin oo ka dhaxeeysa Soomaali oo dhan.
Waxuu intaasi ku daray in meelaha laga dhibaayo Kismaayo ay kamid yihiin , Kililka Shanaad, Somali loo yaqaano Somali sujuu ee Kenya ,oo ula jeedo NFD iyo dad ka yimid xeebaha fog oo ula jeedo puntland.
|
| Last Updated on Friday, 04 January 2013 04:44 |


















Comments
RSS feed for comments to this post