Cadaalad Darada Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud iyo sida uu Somaali u kala xigsado Nala Eega PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Monday, 03 December 2012 22:46

Cadaalad Darada Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud iyo sida uu Somaali u kala xigsado Nala Eega.

 

Comments  

 
0 #1 Yaabka Turkey - DjiboutiUSC iyo Turkey 2012-12-08 01:23
Maanta Mashaariicda horumarineed ,deeqaha waxbarasho iyo tababarka Ciidamada uu Turkigi iyo Djibouti ugu deeqo Soomaaliya waxa gooni u leh Beesha uu ka soo jeedo Madaxweynaha Soomaaliya oo USC.

Waxa nasiib Xumo ah in maanta Hubkii Jubooyinka iyo Gedo lagula dagaalami lahaa lagu kala saxiixdo Yurub, halka RW Soomaaliya oo ka soo jeeday degaanadaas uu Villa Soomaaliyo kula shiray Muqayiliin ka mid ah shaqaalaha Villa Soomaaliya oo loo shaqaalaysiiyey beel ahaan. Waxaa yaab eh Raaisulwasaarah a Dalka oo shacabka Khatuuma lagu xasuuqay uuna ka hadlin iyo Madaafiicda ee Waqooyiga Galkaaciyo ku soo ridaan mooryanata Galmudug. Waxaa afduub lagu hayaa Prime Minister dalka Dr Abdi Farah ku hayaan Xisbiiga Damjadiid oo qatar badan USC siduu Amin Arts uugu soo bandhigay Somalida calaamka.
Quote | Report to administrator
 

Add comment


Security code
Refresh