Sir Culus Dalkanoow yaa kuu maqan? PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Sunday, 02 December 2012 02:58

Waxaa laga naxo lagana wel welo ah Dalkanoow yaa kuu maqan, maxaa inoo muuqda, maxaynaa arkayn, maxaa inagu maqan, maxaa inaguna soo bixi doona, yaa ka dambeeyey Suntii Soomaaliya lagu shubay ?.

Haduu mar shaki kaa galay waxa la sheegayo ama aad babac wax u eegtay booqo baadhitaanadii UN natiijadii ka soo baxday oo sheegaya in Badda Soomaaliya ay sharikado Yurub ahi ay wasaqeeyeen. Kimikada lagu sheegay in badda Soomaaliyeed lagu shubay ayaa aad looga dayriyey. Wasaqdan oo afka qalaad lagu yiraahdo Toxic waste iyo hazardous materials ayay qubarada aqoonta u leh sheegeen inay saamayn weyn ku yeelan doonto caafimaadka dadka Soomaaliyeed mustaqbalka dhow iyo midka fogab. Bal aan daawano Sirtan culus .

 

Add comment


Security code
Refresh