| SHIR LAGU TAAGEERAYO JUBALAND STATE OF SOMALIA AYAA LAGU QABTAY TORONTO. |
|
|
|
| Written by Administrator |
| Tuesday, 27 November 2012 01:04 |
|
Shir si weyn loo soo agaasasimay laguna taageerayo JUBALAND STATE OF SOMALIA ayaa ka dhacay Holyday Inn ku yaalo galbeebdka magaalada Toronto, shirkan oo ay ka soo qayb dadweyne kor u dhaafaya laba kun oo qof oo isugu yimid taageerada dhismaha maamulka JUBALAND STATE OF SOMALIA ee ka socda magaalada Kismaayo, hoos ka daawo hadaladii laga soo jeediyey shirka. |
| Last Updated on Tuesday, 27 November 2012 01:10 |


















Comments
Masha allah I'm very proud how wonderful and the great job you guys did.
Guul Guul Guul.
RSS feed for comments to this post