Wareysiyo iyo Dood ku saabsan Arimaha Jubooyinka. PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Tuesday, 13 November 2012 08:22

Idaacada Ogaal Radio ayaa wareysiyo la yeelatay Gudoomiyaha Jaaliyadda Jubooyinka ee Wadanka Jarmalka Kaad Cumar Cabdi iyo Xasan Carab oo ah Af Hayeenka Jaaliyadda Yorkshire e wadanka England  iyo dood ay dhageysatayaashu ku cabirayaan fikirkooda kuna saabasan faragelinta Dowladda Federaalka ahi ay ku hayso Gobolada Jubooyinka iyo Shacabka Soomaaliyeed ee Jubooyinka, iyo Gudigii uu soo magacaabaya madaxweyne Xasan Sh Maxamuud Culusow ee loo diiday in ay soo galaan Kismaayo, iyo Safiirka Kenya u fadhiya Soomaliya Maxamed Cali ( America ) ma safiir baa mise waa wasiirka Arimaha gudah.

 

Add comment


Security code
Refresh