Wafti Balaadhan oo ka socda qaramada midoobay oo gaadhay Kismaany PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Tuesday, 30 October 2012 18:44

Wafti balaadhan oo ka socda qaramada midoobay ayaa manta gaadhay magala madaxda Juba Land ee Kismaanyo.

 

Waftigaas oo tiradooda lagu qiyaasay ilaa iyo 20 sarkaal,ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweyay garonka diyaradaha madaxwaynaha (KMG) ee Juba land mudane Axmed Maxamed Islaan.

Kadib waxa ay kormeer ku mareen goobo kala duwan oo magalada ka mid ah,waxayna u kuurgaleen xaladaha amaanka iyo mida biniaademnimo. Kadibna waftigii marka ay dhamaysteen kormerkoodii,waxa ay u ambabaxeen magalada Muqdisho. Waa markii ugu horeysay ee ay soo gaadhaan Magaalada Kismaayo wefti ka socda Qramada Midoobay oo heer Caalami ah mudo 18 sano ah.

Last Updated on Wednesday, 31 October 2012 19:37
 

Add comment


Security code
Refresh