Dooda Magaaladee Ku haboon Caasimada mar haday Muqdisho Fashilantay. PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Friday, 26 October 2012 00:12

Muqdisho waa magaalo uu dhiig badani ku daatay laga soo bilabi 1991 ilaa iyo hada, waa magaalo lagu heshiiyey kii masuul ah iyo kii shacab ahba in xaq dad leeyahay la haysto lana xalaaleysto, waa magaalo ay adag tahay sida ay cadaaladi uga dhacdo, waa magaalo aad ku arkeyso Nin gaadhi dameer ku biliqeysanaya gaadhi kale. Hadaba doodan oo ka dhacday Ogaal Radio November 27 2011 ayaa waxaa looga doodayaa Xagee ku haboon Caasimada Wadanka Soomaaliya hadii Muqdisho ay noqotay bahalo galeen.

 

Add comment


Security code
Refresh