| Hees Alla Awoodii Waynaa Abdirashiid Raaxeeye |
|
|
|
| Written by Administrator |
| Friday, 21 September 2012 09:23 |
|
Fanaaniinta qaar baa Kamanku wehel u yahay, Abdirashiid Raaxeeye waa Fanaan cod Ilaahay siiyey, Mulaxamiiste aan agtiisa qori laga jebin waana Fanaanka keliya ee Kabanku wehel ka dhigtay. Nala dhageysta heeska Alla Awoodii weynaa oo ah hees murti waafiya leh sharx mug lehna ka bixinaysa Awoodaha Illahay. |

















