Tacsi : Inaa Lilaahi wa Inaa Ilehi Raajucuun. PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Friday, 14 September 2012 05:22

Tacsi : Inaa Lilaahi wa Inaa Ilehi Raajucuun.


Waxaa manta oo bisha September tahay 13, 2012 ku geeriyooday Kenya Naxariistii Jano Allaha ka waraabiyee Weriyahii Caanka ahaa ee Ahmed Mohamed oo lagu naaneeysi jirey Ahmed “Tajir”, oo ahaa weriye can ka ahaa geeska Africa in badana u shaqeeyey BBC da oo uu shaqada ka fadhiistay sanadkii 2006. Anigoo ah Hassan Abdillahi Omar (Kartae) kuna hadlay magaca Ogaal Radio and Media dhamaan shqaalaha iyo weriyayaashaba waxaan tacsi u diraynaa Ehelkii, Qaraabadii iyo Xigtadii iyo guud ahaan bahda Saxaafada Soomaaliyeed iyo mida Wadanka Kenya oo uu ka baxay weriye Taariikh dheer lahaa. Gaar ahaan waxaan Tacsi u diraynaa walaaladii qoraaga caanka ah ee Digital Journal Farid Abdulhamid Mohamed Omar, iyo Dahir Mohamed Omar oo jooga Toronto iyo Ali iyo Yussuf iyo Walaashood Khadija oo jooga Kenya. Waxaan marxuumka ilaahay uga baryaynaa in uu Janadii Fardowsa ka waraabiyo Ehelkii uu ka baxayna uu samir iyo Imaan ka siiyo. Amiin, Amiin, Amiin

 

Former BBC and VOK/KBC Reporter Ahmed Mohamed Passes Away in Kenya

 

It is with profound sadness that Anchor Hassan “Karate” and the staff and management of Ogaal Radio, 88.9FM inform Somali-Canadians and the Global Somali Community of the death of long time journalist and reporter Ahmed Mohamed, popularly known as Ahmed “Tajir” who passed away late afternoon on Thursday, September 13, 2012 in Kenya after a long illness.

 

Ahmed Mohamed is well known for his role as BBC’s Somali East African reporter based in Nairobi. But his career started in the mid seventies with the Voice of Kenya (VOK) in Nairobi where he was the anchor and head of the Somali Service. When the VOK became the Kenyan Broadcasting Service (KBC), Ahmed Mohamed continued with his role as the head of the KBC Somali Service. In 2006, he retired from the BBC to work for a commercial radio station in Nairobi.

 

In the mid eighties, Ahmed Mohamed took charge of the BBC Somali language’s East African Service based in Nairobi, Kenya. He provided coverage on news, events and the political situation in Somalia, Kenya, and the wider East African and Horn of Africa region. He was known for his charisma and professionalism and his brand of journalism earned him the respect of millions of Somalis in Somalia, the Horn of Africa and throughout the Somali Diaspora.

 

Ahmed Mohamed belonged to a famous group of Kenyan born BBC and VOK/KBC broadcasters of Somali descent that includes the likes of Mohamed Abdillahi and Yussuf Hassan who headed the BBC London Somali and East African Services and the late Hussein Abdi based in Kampala Uganda.

 

Ahmed Mohamed was educated at the Naivasha Primary School before he went to Guru Nanak Secondary School in Nairobi. He later joined the Kenya Institute of Mass Communication, which is Kenya’s largest and most famous broadcasting Institute where he graduated with flying colours. He will be missed by millions of fans from around the world.

 

Ahmed Mohamed is survived by brothers Farid Abdulhamid Mohamed Omar, and brother Dahir in Toronto Canada, and brothers Ali and Yussuf and sister Khadija in Kenya.

Last Updated on Friday, 14 September 2012 12:58
 

Add comment


Security code
Refresh