Xaflad Lagu Taageerayo Shiikh Shariif Iyo Xaaskiisa Oo Goobtii Ku Xanuusatay- PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Sunday, 09 September 2012 22:13

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa maanta ka dhacday Hotel City Plaza ee magaalada Muqdisho,taas oo ahayd mid lagu taageerayo in Shariifka mar labaad la soo doorto.

Xafladda waxaa ka hadley Shariif Xassan Shiikh Adam, Afhayeenkii hore ee Baarlkamnaanka, Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, Wasiirkii hore ee difaaca Mr.Fiqi, Wasiirkii Arrimaha Gudaha Cabdisamad Macalim, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Waxaa kaloo goobtaas ka dhacday in mid kamid ah xaasaskiisa ay xanuunasatay oo ku suuxday xafladaasi.. hoos ka daawo..

Daawo Video

 

Add comment


Security code
Refresh