Xuseen Shire Jaamac waa Abwaan Soomaaliyeed oo Ilaahay hibo u siiyey curinta heesaha PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Wednesday, 29 August 2012 14:16

Xuseen Shire Jaamac waa Abwaan Soomaaliyeed oo Ilaahay hibo u siiyey curinta heesaha, in uu ku luuqeeyo iyo weliba saarista laxanka, waa Abwaan lagu soo barbaariyey wadaniyad, jacaylka Dadkiisa iyo Dalkiisa waxaana laga dheehan karaa suugaantiisa dareenka wadata iyo gudbintiisa shucuurta wadata , nala dhageysta heesahiisa wadaniga ah ee tirade badan mid ka mid ah oo la yidhaahdo Soomaalaay dhoohaneey.

Hassan Abdillahi (Karate)

 

Last Updated on Wednesday, 29 August 2012 14:32
 

Add comment


Security code
Refresh