| Ogaal Radio oo idin leh "Ciid Mubaarak" |
|
|
|
| Written by Administrator |
| Saturday, 18 August 2012 20:11 |
|
Dunida Muslimiinta ayaa u dabaaldagaya munaasabadda Ciidul-Firtiga kaddib markii ay dhameysteen bisha ramadan. Ogaal Radio waxay dhageystayaasheeda leedahay Ciid Wanaagsan waxaana Allaha awooda leh ka baryeynaa inuu inaga wada aqbalay Soomkii inagana dhigo kuwii ka faaiidey . Sidoo kale waxaan ka baryeynaa in ciidan teeda kale uu inagu gaadhsiiyo nabad qab, horumar iyo cibaado suuban. Amiin Amiin Amiin. |
| Last Updated on Saturday, 18 August 2012 20:33 |















