Cunista hilibka Dhurwaaga ayaa ku soo badaneysa magaalada Kismayo PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Friday, 17 August 2012 04:27

Cunista hilibka Dhurwaaga ayaa ku soo badaneysa magaalada Kismayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, waxaana lagu iibiyaa suuqyada Cunitaanka hilibka Dhurwaaga oo ah Arrin ugub ku ah Dadka Soomaaliyeed ayaa todobaadyadii lasoo dhaafay mar qudha laga maqlay magaalada Kismaayo in uu Caadi ka yahay, Waxana haatan wararka qaar ay sheegayaan in Gobollada Koofureed uu ku sii faafayo.

Hadaba idaacada Ogaal Radiyo oo uu marti noogu ahaa Imaamka Masjidka Khaalid Bin Al Waliid ee Magaalada Toronto Sh. Bashiir Yuusuf Shiil ayaa waxaa su’aal ku saabsan cunista Dhurwaaga soo weydiiyey dhageyste ka mid dhageystayaasha Ogaal Radio

 

Add comment


Security code
Refresh