Aar Maanta oo hees ku taageeray ciyaartoyda Olombikada u matalaya Soomaaliya. PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Thursday, 26 July 2012 23:52

Fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Aar Maanta ayaa wuxuu soo bandhigay hees muuqaal ah oo luuqada Ingiriiska ah oo uu ku maamusay Madaxii Olombikada Soomaaliya ee Aadan Yabarow Wiish iyo Madaxii Xeriirka Kubadda Cagta ee lagu dilay Qaraxii Tiyaatarka sanadkan ka dhacay Xamar.

Heestaan oo magaceedu yahay Soomaaliya ha noolaato ayuu Aar ku taageeray kooxda Olombikada Aduunka u matalaysa Soomaaliya isagoo u habeeyay qaab , Dhiirigalin ah kuna labistay dharka qaranka Soomaaliya orodka ku maray qaar ka tirsan waddoonka London oo ah halka ay cayaaraha ka dhacayaan bishaan foodda inagu soo hayso.Aar Maanta ayaa ah wadani Soomaalinimadu aad ugu weyn tahay. Hoos ka dhageyso heesta.

 

Add comment


Security code
Refresh