Adna Aadan Ismaaciil oo u geftay Ummadda Soomaaliyeed PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Monday, 11 June 2012 00:11

Adna Aadan Ismaaciil oo ka mid ah dadka u ololeeya gooni isu-taaga maamulka Somaliland oo shir lagu qabtay Biljamka ayaa ka jeedisay hadalo gef & meel ka dhac ku ah guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshadda ku dhaqan gobolada Koofurta Soomaaliyeed.

Gabadhan oo soo noqotay marwadda R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Max'ed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa ummadda Soomaaliyeed ku tilmaantay in ay kulligood yihiin argagixiso, burcad badeed, hogaamiye kooxeed & wax aan u qalmin in sida bini'aadamkii loola dhaqmo.

 

Add comment


Security code
Refresh