Md. Shariif oo Khudbad ka Jeediyey Golaha Ammaanka PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Wednesday, 16 May 2012 13:21

Madaxweynaha ayaa difaacay Dastuurka DKMG ee Somalia, khudbad uu maanta ka jeediyey Xarunta Golaha Ammaanka QM ee magaalada New York. Madaxweyne Shaiif ayaa yidhi Dastuurka qabyada ah ee la rabo in la ansixiyo in uu yahay kii ugu wanaagsanaa ee Ummad loo sameeyo, gacana ha nalagu siiyo sidii loo hirgelin lahaa

Dhinaca kale, waxa uu ka hadlay wadahadalka DKMG iyo Somaliland oo uu yidhi meel wanaagsan buu marauyaa.

 

Add comment


Security code
Refresh