Radio Ogaal

Friday
Sep 10th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size

Mudaharaadyo ka dhan ah go'aanka IGAD

E-mail Print PDF
User Rating: / 3
PoorBest 

Al-Shabaab ayaa deegaanada ay ka taliso ka abaabushay mudaharaadyo looga soo horjeedo go'aankii IGAD ay ciidamo ugu soo dirayso Somalia.
Boqollaal dad ah ayaa isugu soo baxay goobaha ay kataliso Al-shabaab ee magaalooyinka Muqdisho, Kismaayo, Beledweyne iyo Baydhaba. Dadkan ayaa ku dhawaaqayay erayo ay ku diidan yihiin go'aanka ururka IGAD ee ciidamo ka socda safka hore loogu soo dirayo Somalia.

Ururka Al-shabaab ayaa dadka degan goobaha ay ka taliyaan saaka waabarii ku qasbay inay ka qeybgalaan banaanbaxyadan, iyagoo diiday in maanta dadku shaqo tagaan. Al-shabaab waxay xayireen dhamaan gaadiidka iyo isu socoda magaalooyinka banaanbaxyadu ka socdeen.

Mas'uuliyiinta Al-shabaab oo dhamaan dadkaasi banaanbaxayay la hadlay ayaa sheegay inay iska difaaci doonaan ciidan kasta oo kaga yimaada waddamada deriska. Al-Shabaab waxay dadkaasi banaanbaxayay u sheegeen inay fureen xerooyin lagu tababaro dadka doonaya inay ka qeybgalaan dagaalka iyo jihaadka looga soo horjeedo ciidamada IGAD ay sheegtay in loo soo dirayo Somalia.

 

Wararka Xiisaha Leh

 

VOA - Somali Service: Farhia Absie's resignation letter!

To: Somali Service, Africa Division, VOA, IBB and BBG top executives Re: Resignati...

 

How Did My DNA Make Me?

  Haven't you ever asked yourself how you got your nose, eyes, ears, fingers, toes, ...

 

Maradona's Argentina Remain a Potent Force

   By Farid OmarAs the qualifying for the FIFA 2010 World Cup slated for Sout...

 

Halgankii Xornimada Dalka iyo Kaallintii Culumaa'udiinka Soomaaliyeed.

  Taariikhda soo yaalka ah ee Dalka Soomaaliya ayaa marnaba aysan ka dahsoonayn kaallinti...

 

RUNNING AS A NATION WATCHES

Introduction ...

 

The Bomber is Alive: Shamo Carnage Revisited by Abdikarim H. Abdi Buh.

 The Bomber is Alive: Shamo Carnage Revisited By Abdikarim H. Abdi Buh December 25, 2009 ...

 

Laba Jeer Ayuu Ka Badbaaday Qunbuladii Nugliyeerka Ee Japan , Haduuna Dhintay.

  Waxaa maanta lagaga dhawaaqay dalka Japan in uu dhintay nin laba jeer ka badbaaday qunb...