Radio Ogaal

Friday
Sep 10th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size

Abu Zubeyr oo u hanjabay Uganda iyo Burundi

E-mail Print PDF
User Rating: / 0
PoorBest 

Qaar ka mid ah ciidanka xarakada Shabaab

Madaxa xarakada Shabaab, Abu Zubeyr, oo Soomaalidu u taqaan, Axmed Cabdi Aw Maxamuud Godane, ayaa ugu hanjabay Shucuubta Uganda iyo Burundi in iyaga laga goyn doono duqeyenta ku dhacaysa Shacabka Soomaaliyeed.


Godane, waxaa uu hadalkiisa ku soo beegay iyada oo dad badan oo rayid ahi ay ku dhinteen duqeny ay ciidamada AMISOM geysteen maalmahan ay dagaalka kula jireen Shabaab iyo kooxaha kale ee mucaaradka ku ad dowladda Soomaaliya.
Axmed Godane, waxaa uu duubay cajalad isugu jirta digniin iyo hanjabaad oo suugaani ay ku laran tahay.

 

Last Updated ( Monday, 05 July 2010 14:53 )  

Wararka Xiisaha Leh

 

VOA - Somali Service: Farhia Absie's resignation letter!

To: Somali Service, Africa Division, VOA, IBB and BBG top executives Re: Resignati...

 

How Did My DNA Make Me?

  Haven't you ever asked yourself how you got your nose, eyes, ears, fingers, toes, ...

 

Maradona's Argentina Remain a Potent Force

   By Farid OmarAs the qualifying for the FIFA 2010 World Cup slated for Sout...

 

Halgankii Xornimada Dalka iyo Kaallintii Culumaa'udiinka Soomaaliyeed.

  Taariikhda soo yaalka ah ee Dalka Soomaaliya ayaa marnaba aysan ka dahsoonayn kaallinti...

 

RUNNING AS A NATION WATCHES

Introduction ...

 

The Bomber is Alive: Shamo Carnage Revisited by Abdikarim H. Abdi Buh.

 The Bomber is Alive: Shamo Carnage Revisited By Abdikarim H. Abdi Buh December 25, 2009 ...

 

Laba Jeer Ayuu Ka Badbaaday Qunbuladii Nugliyeerka Ee Japan , Haduuna Dhintay.

  Waxaa maanta lagaga dhawaaqay dalka Japan in uu dhintay nin laba jeer ka badbaaday qunb...